Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Tagidii Maryan waji gabax bay ku noqotay Kooxda Villa Soomaaliya ?
    Somalia

    Tagidii Maryan waji gabax bay ku noqotay Kooxda Villa Soomaaliya ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 15, 2017Updated:November 15, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirkii Gargaarka ee hore Maryan Qaasim waa is casishay kadib markii ay ka niyad jabtay hab dhaqameedka RW Khayre.

    Iscasilaada Wasiirada ayaa dhacday saakay subixii hore.

    Maryan ayaa barteeda Twitter-ka qoraal kooban oo ays oo dhigtay ku tiri”Maanta oo ah arbaco 15-ka November 2017, waxaan si rasmi ah isaga casilay xilka aan ka hayay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, duruufo aniga khaas ii ah.

    Dhanka kale waraysi khaas ahaa oo ay siisay Tv-ga Goobjoog ayay ku sheegtay war ka duwan midkii ay kusoo qortay Twitter-keeda,hadlkaas ayaa ahaa sida tan soo socota.

    ”Waxaan uga tagey xilkii Wasiirnimo daruufta shaqo oo igu adkaatay iyo isbarbar yaac ka jira Xukuumada oo aan kala baxsanayn awoodaha,taasoo aan ku jahwareeray”.

    khilaafka ayaa wararka madaxbanaan ay sheegayaan in uu salka ku hayo Guddi ay magacawday Xukuumada Fadaraalka Soomaaliya, Guddigaas ayaa lagu magacaaabaa โ€œGuddiga Gurmadka Qaran ee Masiibadii ka dhacday Zoobeโ€ Wasiir Maryan Qaasim ayaa la sheegay in aan laga tala gilin Guddigaas sidoo kale waxa la sheegay in Guddiga ay toos ugu xiran yihiin Xafiiska Raโ€™iisal Wasaaraha fadaraalka Soomaaliya.

    Maryan Qaasim ma ahayn shaqsi caadiay ee waxaa la oran karaa wa shaqsiyaadka fara ku tiriska ah ee taariikhda dhaw Somaliya ku sifoobay daacadnimo,amaano iyo wadaniyad.

    ka tagideeda shaqada Wasiirnimo uga dhigan tahay Xukuumada Farmaajo mid ka hoosaysa hankii loo qabay,isla markaana ay dhab yihiin dhaliilaha xooganaa ee loosoo jeedinayay.

    Dhanka shacabka ayay ku tahay iscasilaada Maryan niyad jab weyn oo soo wajahay iyo dib u dhac kale oo ay kala kulmeen Xukuumadii ay u han waynaayeen.

    Maryan ayay u tahay iscasilaada ay uga baxday qayb ka ahaanshaha Xukuumada mid galisay baal dahab ah.

    Isku soo wada duuboo Maryan tagtay eelna reebtay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.