Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Aamina Maxamed oo loo magacaabay ku xigeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey
    Somalia

    Video:-Aamina Maxamed oo loo magacaabay ku xigeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 1, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Aamina Maxamed oo ah Haweeney muslimad ah oo u dhalatay dalka Nigerian ah ayaa maanta si buuxda ula wareegtay xilka ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay.

    Marwo Aamina ayaa hore u ahayd madaxii qaramada midoobay u qaabilsana dhinaca barnaamijyada horumarinta, waxayna soo noqotay mar wasiirka degaanka ee dalka Nigeria.

    Da’deedu waa 55 sanno jir waxaana ay ilaa sannadkii 1991 kii ku soo dhex jirtay hawlaha bini’aadminimada.

    Inkastoo ay ku kortay kuna barbaartay dalka Nigeria, haddana Aabaheed waa Ingiriis, waxay wax ku baratay Jaamacadaha Oxford iyo Harvard.hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.