Munaasabadan ayaa ย ka dhacday Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar ,isla markaana Xilka uu kula wareegayeey Guddoomiyaha Cusub ee Gobalka karkaar Cabdulahi Maxamed barre (caato)
waxaana munaasabada kasoo qayb galay ย masuuliyin,Taliska Booliska Gobalka Karkaar,iyo qaar kamid ah Ururuarada Bulshadda Rayidka ah.