Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DEG DEG – Ciidamada Australia oo qabtay nin maleegayay falal liddi ku ah Amniga (Daawo)
    Somalia

    DEG DEG – Ciidamada Australia oo qabtay nin maleegayay falal liddi ku ah Amniga (Daawo)

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 28, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciiddanka Ammaanka Dalka ย Australi ayaa sheegay inay shalay gacanta ku dhigeen 20- jir dhalashada wadankaasi haysta, asal ahaana ka soo jeeda Somalia, kaasi oo lagu tuhunsan yahay inuu weerar geysan rabay, xilliga lagu guda-jiro dabaal-degga sannadka cusub ee Milaadiga ee 2018-ka.

    Shabakadda Wararka Australia The Eepoch ayaa manta qortay in eedeysanaha shalay lagu qabtay degaanka Werribee ee galbeedka magaalladda Melbourne. HALKAN KA AKHRISO.

    Taliye-xigeenka ciidamada Birmadka Gobalka Victoria, Shane Patton ayaa u sheegay Warbaahinta inay qabteen nin Muslim ah oo ay waalidkiisu Somali yihiin, kaasi oo ay ciiddan ka tirsan Police-ka la-dagaalanka Argagixisadda suโ€™aalo weydiinayaan.

    Shane, wuxuu cadeeyay in shaqsigan uu dononayay inuu wayeelo ka gaysto fagaaraha Federation Square oo lagu qaban doono dabaal-dega sanadka cusub ee 2018, balse wuxuu xusay inay baaritaan adag ku samayn doonaan.

    DAAWO MUQAALKA EEDAYSANAHA.

    WATCH: Your news NOW! Hereโ€™s @Sandra_Sully with the #TenNews online bulletin. Full details at 5pm on TEN. pic.twitter.com/SKTCH0aX5w

    — 10 News First (@10NewsFirst) November 28, 2017

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.