Wararka ka imaanaya Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab, ayaa sheegaya in maanta Halkaasi laga afduubtay Labo macalin oo lasheegay in ay ahaayeen ajaanib Kuwaasoo wax ka dhigayey Dugsiyada ku yaala Xeredaasi.
Afduubayaashii ayaa la sheegay in ay lasoo galeen Dhanka Guddaha Soomaaliya.
Xerada Qaxootiga Dhadhaab waxay hoy u tahay Qaxooti Fara badan oo Soomaali ah.
la soco wararkayaga danbe ….