Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»SAWIRO : 8 Xisbi siyaasadeeed oo muqdisho shahaadooyin lagu gudoonsiiyey .
    Somalia

    SAWIRO : 8 Xisbi siyaasadeeed oo muqdisho shahaadooyin lagu gudoonsiiyey .

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 3, 2017Updated:December 3, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Munaasabad Shahaadooyinka lagu Gudoonsiinayey Xisbiyo Siyaasadeed kuwaasi oo  ah kuwii ugu horeeyey Xisbi ahaan loo aqoonsado ayaa Maanta ka dhacday Magaaladda Muqdisho, waxaana Shaahaadooyinka Gudoonsiiyey Gudiga Doorashooyinka Madaxa Banaan ee dawladda dhexe ee soomaaliya ..

    Tiradda Xisbiyadda ayaa ah 7-Xisbi, waxaana Ruqsadda lasiiyey ay tahay mid ku-meel-gaar ah.

    Munaasabadda Shagaadooyinka lagu guddoonsiinayay Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha Golaha Shacabka, Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya, Wasiiro, Xildhibaano labadda Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya, qeybaha kala duwan ee Ururada Bulshadda Rayidka iyo Marti Sharaf kale..

    Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan ee Qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) ayaa sheeegtay in Gudigu uu dajiyey Qorshe ah qaabka Doorashadda Qof iyo Codkiisa ah loo gaari karo sanadaha soo socda.

    Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ku hadleysay Magaca Xisbiyada Siyaasadeed ayaa sheegtay in dhibaato badan loo soo maray sidii dalka uu Xisbiyado siyaasadeed uu ku yeelan lahaa.

    Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa tilmaamay in tani tahay bilowga Doorashadda lafilayo inay Dalka ka dhacdo Sanada 2021.

    Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Maxamed Sheikh Cismaan “Jawaari” ayaa wuxuu sheegay in Nidaamka Xisbiyadda Badan Soomaaliya si weyn ugu baahan tahay loogana gudbi karo waxyaabo badan oo dhibaato ku haya Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.