Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DEG DEG – Qaar kamida wadooyinka Muqdisho oo la xiray .
    Somalia

    DEG DEG – Qaar kamida wadooyinka Muqdisho oo la xiray .

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 4, 2017Updated:December 4, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muqdisho – Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa Maanta lagu arkayaa Wadooyinka waaweyn ee ku yaalla Muqdisho kuwaas oo u diidaya Gaadiidka inay Wadooyinkaas isticmaalaan.

    Wadada Maka Al-Mukarama iyo tan Wadnaha ayaa Ciidamada lagu arkayaa,waxaana Gaadiidka dadweynaha iyo midka caadiga ahba mararka qaar lagu arkayaa Wadooyinka qarda jeexa ah iyaga oo isticmaalaya.

    Dadka Muqdisho ayaa saakay ku soo toosay Ciidamo farabadan oo Wadooyinka taagan,waxaana dadka qaar ay sheegeen in aysan saakay aadin goobohoodii Ganacsiga halka Ardayda qaarkood ay ka baaqsadeen goobahoodii Waxbarashada.

    Ammaanka Muqdisho aya siweyn Maanta loo adkeeyay,waxaana la filayaa in Xarunta Xalane uu Maanta ka furmo Shirka Amniga Qaranka,kaas oo ay ka qeyb galayaan Madaxda dalka, kuwa Maamul goboleedyada iyo xubno ka socda Beesha Caalamka.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    June 20, 2025

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    June 19, 2025

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    June 19, 2025
    Latest Posts

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    Shirka Bangiyada iyo Maaliyada Puntland oo soo xirmay

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil?

    Faallo:-Maxaa dhacaya hadii Maraykanku ku biiro dagaalka Iran?

    Update:-Dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.