Qardho – Guddoomiyaha Gobolka Kar-kaar Cabdullaahi Maxammed Barre [Caato] oo shir jaraaโid ku qabtay magaalada Qardho ee xarunta, ayaa goโaamo cusub ka soo saaray hubka noocyadiisa kala duwan.
Caato, ayaa sheegay in maamulkiisu uu tilaabo cad ka qaadi doono cid waliba oo jabisa goโaamadan cusub ee lasoo saaray.
Daawo-
https://youtu.be/EOJ126-zN1s
Ayub A. Ali –ย Idil News.