Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shaakir ”Maamul Goboleedyada iyo Itoobiya anaga ayaa ka difaacna Shabaab”
    Somalia

    Shaakir ”Maamul Goboleedyada iyo Itoobiya anaga ayaa ka difaacna Shabaab”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 7, 2017Updated:December 7, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Waljamaaca ayaa sheegay in dagaalkii Gobolada qaar looga saaray Al-Shabaab ay doorweyn ku lahaayeen taas oo keentay in uu amni noqdo deegaanada ay maamulaan.

    Waxa uu sheegay in dadka ku nool Gobolada Dhexe gaar ahaan deegaanada Ahlusuna aan waqtigaan laga helin cid ka tirsan Al-Shabaab sida uu hadalka u dhigay.

    Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in deegaano badan oo ku dhow dhow Gobolada Ahlusuna ay maamusho ay difaac u yihiin.

    “Waxaan idiin sheegayaa in gobolada iyo Maamulda ku teedsan deegaanada Gobolada dhexe iyo dowladda Itoobiya hadii aysan jiri laheyn Ahlusuna in ay Al-Shabaab geli lahaayeen balse aan ka difaacnay anaga ayuu yiri Madaxweyne Shaakir.

    Hadalkaan ayaa waxa uu ka sheegay munaasabad ay heshiis shalay gelinkii dambe ku kala saxiixdeen Maamulka Galmudug madax ka socotay..

    Ayub A. Ali – Idil News

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Baallade Ee Calmiskaad

    August 24, 2025

    Puntland oo Ciidamo cusub gelisay hawlgalka Calmiskaad

    August 24, 2025

    Warbixin:-Kobaca dhaqaale Muwaadinka Somaliyed 5-tii Sano udanbaysay

    August 24, 2025
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Baallade Ee Calmiskaad

    Puntland oo Ciidamo cusub gelisay hawlgalka Calmiskaad

    Warbixin:-Kobaca dhaqaale Muwaadinka Somaliyed 5-tii Sano udanbaysay

    Faallo:-Beesha Sool Bari oo markale siriq Siyaasadeed iyo Juquraafi isgelisay

    Faallo:-Puntland miyaa la diciifin karaa saamaynteeda Siyaasadeed?

    Xarunta Daaweynta iyo Dhaqida Kalyaha oo laga hirgeliyay isbitaalka Garowe

    Waxbadan ka ogow Dagalakii Shalay ka dhacay Godka Yucrin,Maragade iyo naf hurnimada ay muujiyeen CDPL

    Maraykanka oo si dadban ugu digay Xasan Shiikh

    CDPL iyo firxadkii argagixisada oo isku helay Toga Baallade

    Dhexdhexaadintii Kenya Ee Axmed iyo Xasan oo fashilantay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.