Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Amiirka Shabaab oo soo saaray Bayaan cusub, kana hadlay go’aanka Trump.
    Somalia

    Amiirka Shabaab oo soo saaray Bayaan cusub, kana hadlay go’aanka Trump.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 10, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ururka Al Shabaab ayaa soo saaray Bayaan ku cad mowqifkooda ku aadan go’aankii Donald Trump ee Magaalada Qudus uu ugu aqoonsaday inay tahay caasimadda Israel.

    Bayaanka Shabaab ay soo saareen oo ku qornaa Luuqada Carabiga, ayaa waxa ay ku sheegeen in Magaalada Qudus ay tahay dhul Muslimiinta ay leeyihiin, iyagana ay difaacan doonaan.

    “Kedis naguma ahayn hadalka kasoo yeeray, Trump Iyo ku dhawaaqistii uu ku sheegay in Qudus-ta muslimadda ah ay tahay caasimadda Israel, sidoo kalana lama aynaan fajacin sida liidnaanta ku jirto ee dhawaaqiida dabadhilfiyada u ah reer galbeedka ay u meel mariyeen heshiiskan, kani waa dhaqankooda, taasina waa wadada ay ku dulleynayaan shucuubta, kuna ihaaneysanayaan muqadasaatkooda.” ayaa lagu yiri bayaanka.

    “Waxaan Anigu yaqiiinsannahay in Yahuuda, Nasaarada iyo Murtadiintuba yihiin cadowga Umadeena laga soo billaabo tan iyo markii lasoo saaray Nabi Muxamed SCW, mana ka zuuleyno inaan loolan kula jirno iyaga illaa Alle ka dhaxlo dhulka iyo wax dul saaran, Beytul Maqdas dartiisa iyo in wasakhda Yahuudda laga nadiifiyo masjidka barakeysan ee Al-Aqsaa, manaraadihiisana laga taago Raayada Towxiidka ayay u soo nafiireen koox ka tirsan Muslimiinta, iyagoo ka jawabaya baaqa Rabigooda, intaas kadbina ka dhabeynaya dhaartii shahiidka Umadda, sidaan u rajeyneyno Sheykh Usaama bin Laadin –Taqabalahullaah- markii uu ku dhaartay inuu soconayo dagaalka illaa aan uga gargaareyno Falastiin ama aan dhadhamineyno wixii uu dhadhamiyay Xamza bin Cabdil Mudhalib Radiyallahu canhu, welina dhawaqa dhaartiisii caanka ahayd kama tagin inay ku soo dhacdo dhegaha kuwa qiirada badan ee ka mid ah wiilasha Islaamka.” ayaa lagu yiri bayaanka.

    Amiirka Al Shabaab Bayaanka uu soo saaray ayaa wuxuu ku sheegay inay dhiiragelinayaan muslimiinta kala duwan ee shucuurtooda muujiyay iyo kuwa weli wada dagaalka hadafkiisa uu yahay ka xureynta Yuhuuda Magaalada Qudus.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Baallade Ee Calmiskaad

    August 24, 2025

    Puntland oo Ciidamo cusub gelisay hawlgalka Calmiskaad

    August 24, 2025

    Warbixin:-Kobaca dhaqaale Muwaadinka Somaliyed 5-tii Sano udanbaysay

    August 24, 2025
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Baallade Ee Calmiskaad

    Puntland oo Ciidamo cusub gelisay hawlgalka Calmiskaad

    Warbixin:-Kobaca dhaqaale Muwaadinka Somaliyed 5-tii Sano udanbaysay

    Faallo:-Beesha Sool Bari oo markale siriq Siyaasadeed iyo Juquraafi isgelisay

    Faallo:-Puntland miyaa la diciifin karaa saamaynteeda Siyaasadeed?

    Xarunta Daaweynta iyo Dhaqida Kalyaha oo laga hirgeliyay isbitaalka Garowe

    Waxbadan ka ogow Dagalakii Shalay ka dhacay Godka Yucrin,Maragade iyo naf hurnimada ay muujiyeen CDPL

    Maraykanka oo si dadban ugu digay Xasan Shiikh

    CDPL iyo firxadkii argagixisada oo isku helay Toga Baallade

    Dhexdhexaadintii Kenya Ee Axmed iyo Xasan oo fashilantay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.