Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhegayso : Somaliland oo lagu eedeeyey tacadiyo ka dhan ah aadanaha.
    Somalia

    Dhegayso : Somaliland oo lagu eedeeyey tacadiyo ka dhan ah aadanaha.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 10, 2017Updated:December 10, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’ada Madaxa Banaan ee ka Shaqeysa dhanka Xaquuqda Aadanaha deegaanada Soomaaliland aya waxa ay soo saartay tacadiyada ka dhanka ah xaquuqul Aadana ee Sanadkaan .

    Gudoomiyaha Hay,ada Madaxa Banaan ee Xuquuqul insaanka Soomaaliland Guleed Axmed Jaamac ayaa sheegay in Madaxda Soomaaliland ee uu Siilanyo hogaamiyo ay masuul ka aheyd  tacadi loo geystay dad Wariyayaal u badan iyo qeybaha kale ee bulshada.

    Waxa uu sidoo kale hadalkiisa intaas raaciyay in dhamaan tacadiyadaas ay geysteen intooda badan Ciidamada Maamulka Soomaaliland.
    Gudoomiyaha Hay,ada Madaxa Banaan ee Xuquuqul insaanka Soomaaliland Guleed Axmed Jaamac ayaa ugu dambeyn ugu baaqay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi inuu wax ka bedelo dhamaan caqabadaha ka taagan Soomaaliland uuna dhamaystiro Sharciyada qabyada ah ee Bulshadda.

    Sikastaba Sanadkaan sii dhamaanaya ee 2017 ayaa deegaanada kala duwan ee Maamulka Soomaliland waxaa lagu xiray tiro wariyayaal iyo Siyaasiyiin haba ugu badnaatee xiliyadii lagu guda jiray ololihii doorashooyinka Soomaaliland ee uu ku soo baxay Muuse Biixi Cabdi.

    Abdirisak Jubba -Idilnews.com

     

    HALKAN HOOSE KA DHEGAYSO 

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/12/gudoomiye-guuleed.mp3

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    June 20, 2025

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    June 19, 2025

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    June 19, 2025
    Latest Posts

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    Shirka Bangiyada iyo Maaliyada Puntland oo soo xirmay

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil?

    Faallo:-Maxaa dhacaya hadii Maraykanku ku biiro dagaalka Iran?

    Update:-Dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.