Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Imisa sano ayaad ku daawan kartaa dhammaan video-yada ku jira Youtube? (Xog)
    Somalia

    Imisa sano ayaad ku daawan kartaa dhammaan video-yada ku jira Youtube? (Xog)

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 11, 2017No Comments3 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkadda Google oo leh barta bulshada video-yada lagu shubo ee Youtube ayaa soo saartay warbixin ku aadan bartaasi, video-yada ku jira, kuwa ay tir-tirtay iyo kuwa maalin walba lagu shubo qiyaastooda.

    Google ayaa sheegay in ay kugu qaadaneyso in aad daawato video-yada ku jira barteeda Youtube saddex kun iyo lix boqol oo sano (3.600?, waxaana ay intaasi raacisay in video-gii ugu horreeyay ee bartaasi lagu shubo lagu shubay 23-dii biusha April, sannadka 2005.

    300 oo saacaddii oo video ayay shirkaddu sheegtay in Youtube-ka lagu shibo daqiiqad kasta, waxaana ay intaasi raacisay in ay isticmaalaan oo wax ku shubtaan dad lagu sheegay tiradooda 1,300,000,000.

    Shan bilyan oo video`s ayaa maalinkii laga daawadaa youtube-ka, waxaana maalinkii soo booqda 30 milyan oo ruux oo wax ka daawada.

    XOGTA YOUTUBE-KA OO DHAMEYSTIRAN:

    YouTube Statistics – 2017

    Facts and Numbers

    • The very first YouTube video was uploaded on 23 April 2005.
    • The total number of people who use YouTube – 1,300,000,000.
    • 300 hours of video are uploaded to YouTube every minute!
    • Almost 5 billion videos are watched on Youtube every single day.
    • YouTube gets over 30 million visitors per day
    • In an average month, 8 out of 10 18-49 year-olds watch YouTube.
    • By 2025, half of viewers under 32 will not subscribe to a pay-TV service.
    • 6 out of 10 people prefer online video platforms to live TV
    • The total number of hours of video watched on YouTube each month – 3.25 billion.
    • 10,113 Youtube videos generated over 1 billion views.
    • 80% of YouTube’s views are from outside of the U.S.
    • The average number of mobile YouTube video views per day is 1,000,000,000
    • The average mobile viewing session lasts more than 40 minutes
    • Female users are 38% and male users are 62%.
    • User Percentage by Age 18-24 – 11%, 25-34 – 23%, 35-44 – 26%, 45-54 – 16%, 50-64 – 8%, 65+ – 3%, unknown age – 14%.
    • Mobile Youtube users spent 40 minutes on average session, up more than 50% year-over-year
    • More than half of YouTube views come from mobile devices.
    • YouTube’s mobile revenue is up to 2x y/y.
    • YouTube overall and even YouTube on mobile alone reaches more 18-34 and 18-49 year-olds than any cable network in the U.S.
    • The number of hours people spend watching videos (aka watch time) on YouTube is up 60% year-over-year, the fastest growth we’ve seen in 2 years.
    • You can navigate YouTube in a total of 76 different languages (covering 95% of the Internet population).
    • 9% of U.S small businesses use Youtube
    • Approximately 20% of the people who start your video will leave after the first 10 seconds. Create a damn good intro.

    YouTube Company Financials

    • The Annual cost of running and maintaining YouTube is $6,350,000,000.
    • Google’s annual revenue generated from YouTube is $4,000,000,000.
    • Youtube generate 6% of Google’s ad sales revenue.
    • Since 2007 YouTube has paid $1,250,000,000 to rights holders.
    • Google paid $1,65 billion for YouTube in November of 2006.
    • Sequoia Capital invested only $11.5 million into YouTube in November 2005.
    • Partners revenue is up 50% y/y for the last 3 years.
    • The World highest paid youtube stars earned a combined total of $54.5 million in 2015.
    • The highest paid Youtube partner is PewDiePie with annual income reaching $12 million for 2015.
    • The number of channels earning six figures per year on YouTube is up 50% y/y.
    • The number of advertisers running video ads on YouTube is up more than 40% y/y. And for Youtube top 100 advertisers, the average spend per advertiser is up over 60% y/y.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    June 20, 2025

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    June 19, 2025

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    June 19, 2025
    Latest Posts

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    Shirka Bangiyada iyo Maaliyada Puntland oo soo xirmay

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil?

    Faallo:-Maxaa dhacaya hadii Maraykanku ku biiro dagaalka Iran?

    Update:-Dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.