Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Muxuu yahay qorshaha Yusur Abraan u timid Muqdisho ?
    Somalia

    Video:-Muxuu yahay qorshaha Yusur Abraan u timid Muqdisho ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 6, 2017Updated:March 6, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyihii hore ee Bangiga Dhexe ee Somalia, Yusur Aadan Abraar ayaa soo gaartay magaalladda Muqdisho, kadib, markii ay Madaxda Dowladda cusub u yeereen, si loogu dhiibo Xil Qaran.

    Ilo-wareedyo ku dhow Xafiiska Ra’isul-wasaaraha ayaa sheegaya  in Yusur Abraar safka hore kaga jirto Mas’uuliyiinta Xilalka dawlada Fadaraalka loo dhiibi doono, balse ma kala cadda in loo magacaabi doono Xil Wasiir ama ay noqon doonto Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaliya.

    Waraarka qaar ayaa sheegaya in loo magacaabi doono xilka Wasiirka Maaliyadda ama Qorsheynta Qaranka, inkastoo ay dhici karto in dib loogu magacaabo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe Somalia  iyo Madaxa Guddiga Qaranka ee La-dagaalanka Musuqmaasuqa.,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/9YfHTcx1xgs

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.