Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Weerarkii isbitaalka Afgaanistaan oo khasaaro xoog leh dhaliyay
    Somalia

    Video:-Weerarkii isbitaalka Afgaanistaan oo khasaaro xoog leh dhaliyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 8, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraan 30 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen, balse waxaa suuragal ah tirada dhimashada ay intaa ka badato.

    Ciidamada komandoska Afghanistan ayaa diyaarad laga daadiyay, gudaha ayeyna u galeen cisbitaalka si ay mintidiinta ula dagaallamaan.

    Ururka la baxay Khilaafada Islaamka ayaa sheegtay masuuliyadda weerarkaasi.

    Madaxweynaha dalkaasi Ashraf Ghani wuxuu sheegay in weerarka lagu qaaday cisbitaalka uu yahay mid halis gelinayo qiimaha nolosha aadanaha.

    “Dhammaan diimaha, cisbitaalka waxaa loo tixgeliyaa sida meel sharfan, in la weerarana waxay ka dhigan tahay in Afghanistan oo dhan la weeraray”, ayuu yiri madaxweynaha.

    Weerarka wuxuu ku bilowday qof isku qarxiyay albaabka dhanka koonfurta oo xiga safaaradda Mareykanka, ka dib seddax dabley ayaa gudaha u galay cisbitaalka.

    Waxay galeen dabaqa labaad iyo midka seddaxaad ee cisbitaalka, waxayna billaabeen inay rasaas ku furaan dadkii gudaha ku jiray,hoos ka daawo muuqaalka

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.