Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Gaas oo heshiis taariikhiya oo maalgashi kusoo saxiixi doona Adis iyo Dubai
    Somalia

    Madaxweyne Gaas oo heshiis taariikhiya oo maalgashi kusoo saxiixi doona Adis iyo Dubai

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 10, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Madaxweyne Gaas iyo wafti xoog leh oo uu hogaaminayo ayaa u anba baxi doona  Dalalka itoobiya iyo Imaaraadka Carabta.
     
    Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa ugu horayn tagi doona 15-ka bishan Magaalada Adis-Ababa ee Dalka Itoobiya,halkaas oo ay kula kulmi doonaan shirkad Shiinays ah oo ay kala saxiixan doonaan heshiis ku saabsan baaris macdanta iyo shidaalka Puntland ku jira.
     
    16-ka bisha Madaxweyne Gaas iyo waftigiisu waxay ugudbi doonaan Dalka Imaaraadka Carabta gaar ahaan Magaalada Dubai,halkaas oo ay kula kulmi doonaan shirkada DP World oo ay horay ugu socdeen wada hadalo ku saabsan horumarinta Dekeda Bosaso.
     
    Waxaa la filayaa in uu ka dhaco Dubai heshiis rasmiya oo ay kala saxiixan doonaan Puntland iyo shirkada DP World,kaasoo ku aadan balaarinta iyo qalabaynta Dekeda Bosaso.
     
    Shacabka Puntland ayaa aad uga war dhawraya heshiisyadaas muhiimka ah iyo hiraglintooda,waxayna u arkaan talaabo mudan in la bogaadiyo oo waxtar u ah dalka iyo kaabayaashiisa dhaqaale.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.