Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Xaafiiskii Hanti dhawraha Guud oo la jabsaday
    Somalia

    Video:-Xaafiiskii Hanti dhawraha Guud oo la jabsaday

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 10, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Soomaaliya ayaa qiratay in la jabsaday xafiiskii Hanti dhowrka qaranka ee ku yaalay madaxtooyada Soomaaliya isla markaana lagala baxay sir badan oo dowlada ukeydsaneyd.

    Dr. Nuur Faarax Jimcaale Hanti-Dhowraha Guud Ee Qaranka ayaa xaqiijiyey in la jabsaday xafiiskiisa waxuusa sheegay inuu faahfaahin ka bixin doono oo uu saxaafada la hadli doono.

    Dr Nuur ayaa sheegay in mashquul badan uu ku jiro balse mida uu xaqiijin karaa ay tahay inu xaqiijiyo jabsiga xafiiskiisa la jabsaday .

    Wararkii ugu dambeeyay ee aynu heleyno ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay kku dhawaad 10 ruux oo loo haysto iney jabsadeen xafiiska waxaana kamid ah shaqaalo dowladeed, xildhibaano iyo saraakiil ciidan.

    Ku dhawaad 25 dikumiinti iyo Computero ayaa la dhacay, waxaana ku jiray sir gaar u aheyd dowlada iyo cadeymo uu xafiiska aruurinayay mudo dheer,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/2S66eLcHgXE

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.