Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland Oo ka mid noqotay maamulada guusha ka gaaray maamul wanaaga
    Somalia

    Puntland Oo ka mid noqotay maamulada guusha ka gaaray maamul wanaaga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 23, 2018Updated:January 23, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Xisaabiyaha Guud ee Dawladda Puntland Abdirisak Saciid Nuur,(Faahim). Ayaa kooras Maamulka iyo maaraynta dhaqaalaha Dawladda waxay uga socotaa Jaamacada Harvard School of Government Boston USA.
     
    Koorsadan ayaa ah mid sanadkii Hal Mar ay jaamacadani u qabato madaxda Sare ee dawladaha Ku hawlan dib u habaynta Maaliyadda (Public Financial Management Reform),
     
    Koorsadan ayaa sanadkan waxaa ka Soo qaybgalay Xubno ka socda 32-dal oo aduunka isaga yimi kana kala yimid wadamada horumaray, kuwa hada humaraya iyo kuwo xaalad soo kabasho kujira.
     
    Sidoo kale xisaabiyaha Dawladda Puntland ayaa ah xubinta Kali ah ee Mataylaysay Puntland iyo Guud ahaanba Somaliya.
     
    Puntland ayaa horumar ka samaysay dhanka maamul wnaaaga iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha,waxayna safka hore kaga jirta nidaamyada cagta saaray wadada maamul wanaaga.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    June 20, 2025

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    June 19, 2025

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    June 19, 2025
    Latest Posts

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    Shirka Bangiyada iyo Maaliyada Puntland oo soo xirmay

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil?

    Faallo:-Maxaa dhacaya hadii Maraykanku ku biiro dagaalka Iran?

    Update:-Dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.