Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada kismaayo
    Somalia

    Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada kismaayo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 13, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in qof isku soo xiray waxyaalah qarxa uu  gelinkii dambe ee maanta isku qarxiyay bartamaha magaalada Kismaayo.

    Qaraxan ayaa ku dhintay shakhsigii watay oo kaliya mana jirin waxyeelo kale oo ka dhashay sida dadka deegaanka xaqiijiyeen.

    Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxan uu ka dhacay afaafka hore ee Masjidka Xaaji Jaamaca ee Xaafada Faanoole,waana meel mashquul badan halkaasi oo isgoys gaadiidka iyo dadkuba ku badan yihiin ah.

    Ma jirto cid sheegatay qaraxan hase yeeshee waxaa aad uga naxay dadka ku noolmagaalada Kismaayo iyadoo magaaladaas ay ahayd meel ammaan bilihii la soo dhaafay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.