Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland, Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in ay dib ufurmayaan wadahadalladii kala dhaxeeyay dowladda federalka ah ee Soomaaliya.
ย
Shire oo shir jaraaโid ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay inuu jiro qoshe shir furitaan u ah ambaqaadka wada hadallada labada dhinac, kaas oo ka dhici doono dalka Jabuuti, ayna isku arki doonaan Madaxweynaha dowlada fadaraalka iyo Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi.
ย
Weli dowladda Fadaraalka Soomaaliya kama hadal wada hadalladan uu wasiirk araimaha dibada Somaliland ka dhawaajiyay iyo kulan uu horey u sheegey in isaga iyo wasiirka arrimaha dibadda dowlada Fadaraalka Soomaaliya ay Addis Ababa isku arkeen,hoos ak dhagayso codka.
Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan
