Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Uk oo ansixiyay ka bixida Yurub ee Uk
    Somalia

    Baarlamaanka Uk oo ansixiyay ka bixida Yurub ee Uk

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 14, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Baarlamaanka Ingiriiska ayaa ansixiyey sharciga qabyada ah ee ay Britain uga baxayso midowga Yurub.

    Talaabadan ayaa dhabbaha u xaaraysa in xukuumaddu ay billowdo hirgalinta qodobka 50aad, si UK ay uga baxdo midowga Yurub.

    Mudaneyaasha aqalka sare (House of Lords) ayaa ka haray arrimaha la xiriira xaqa degganaanshaha ee midowga Yurub iyo cod bixin wax-ku-ool ah oo ku saabsan heshiiska kama dambaysta ah ee ka bixitaanka.

    Arrintan ayaa waxaa yara cakiray ku dhawaaqidii ay xukuumadda Scotland ku dhawaaqday inay qorshaynayso qabashada afti labaad oo ay madax banaani kaga qaadanayso UK.

    Sharciga qabyada ah ayaa la filayaa in boqoraddu ay si rasmi ah u saxiixdo si uu sharci buuxa u noqdo Talaadada.

    Xukuumadda ayaa iminka qorshaynaysa inay billowdo tallaabooyin rasmi ah oo ay uga baxayaan midowga Yurub, wixii loo gaaro dhamaadka bishan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.