Saraakiisha ammaanka ee Somaliya ayaa sheegay in koox burcad-badeed soomaali ay badweynta India ka afduubteen Markab weyn oo nooca shidaalka qaada ah .
Saraakiishan ayaa sheegay in markabkan lala aaday xeebaha Puntland. ILA-wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in markabkan uu ahaa mid ganacsi ah oo watay calanka dalka Imaaraadka.
Wararka qaar ayaa intaasi ku daraya in markabkan loola kacay dhinca xeebta Raas-Casayr,hoos ka dhagayso cdoka oo faahfaahsan.
Halkan ka dhagayso codka Afduubak Markabka