Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso:-Shaxdii u danbaysay ee Golaha wasiirada Fadaraalka ee la sadaalinayo in lagu dhawaaqo
    Somalia

    Akhriso:-Shaxdii u danbaysay ee Golaha wasiirada Fadaraalka ee la sadaalinayo in lagu dhawaaqo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 14, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ilo ku dhow dhow Xafiiska Ra’isul wasaaraha ayaa xaqiijiyay in Ra’isul wasaaraha uu Beelaha qaar tusay shaxda Golaha Wasiirada.

    Inkastoo Shaxda ay tahay mid isbedeli karta ayaa waxaa hadana loo dhigay sida tan:

    Beesha Hawiye

    1-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ahna RW ku xigeen
    Maxamed Abuukar Islow Ducaale ( Abgaal , Harti , Obokar )

    2-Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga C/raxmaan Awsaciid ( Xawadle )

    3-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/xakiin Macallin Axmed ( Habargidir , Ceyr )

    4-Wsiirka Dib u heshiisiinta iyo Jaaliyadaha Eng C/qaadir (Gaaljecel)

    5-Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Khaliif Cabdi Cumar ( Gugundhabe Baadicadde )

    6-Waziirka Amniga Gudaha
    C/raxmaan Dheere (Shiikhaal Qudub)

    Beesha Daarod

    1-Wasiirka Cadaaladda Cabdi Faarax Juxa ( Majeerteen , Ciise Maxmuud)

    2-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Jaamac Mursal Geelle ( Ogaden , Cawlyahan)

    3-Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Jaamac Ceeydid ( Dhulbahante)

    4-Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ( Leelkase )

    5-Wasiirka Gaashaandhigga C/laahi Axmed Jaamac Ilkajiir (Warsangeli )

    6-Wasiirka Awqaafta iyo Artimaha Diiinta C/raxmaan Cabdulle (Awrtable)

    Beesha Dir

    1-Wasiirka Deegaanka iyo Maareynta Aafooyinka Maxamuud cabdi Xayir Maareeye ( Isaaq Habar Jeclo)

    2-Wasiirka Warfaafinta Saalax Axmed Jaamac ( Isaaq , Habar Yoonis )

    3-Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Beyle ( Godo-Biirse)

    4-Wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta Sare Drs Deeqo Yaasiin( Dir , Surre)

    5-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Sheekh Nuur ( Dir , Biimaal)

    6-Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Maxamed Cali Xagaa (Dir Ciise)

    Beesha Digil & Mirifle

    1-Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Adaan Fargeeti (Mirifle Disoow)

    2-Wasiirka Caafimaadka Maxamed xaaji C/nuur Madeer ( Mirifle / Hadame )

    3-Wasiirka Hub ka dhigista iyo Dhaqancelinta C/fitaax Geesey ( Mirifle / Liisaan)

    4-Wasiirka Biyaha iyo Korontada Cabaas Siraaj (Mirifle Hubeer)

    5-Wasiirka Beeeraha C/xakiin Xaaji Faqi ( Digil / Dabare)

    6-Wasiirka Dastuurka Cali Siciid Fiqi ( Digil / Tunni )

    Beesha Shanaad

    1-Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda C/rashiid Siraaji ( Kulmis Reer Aw-Xasan )

    2-Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Siciid Xusen Ciid ( Carab-Salax)

    3-Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Khadiija Maxamed Diiriye (Yaxar)

    4-Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib Udhiska C/rashiid Maxamed (Banaadiri)

    5-Wasiirka Waxbarasha Maryan Qaasim (Kulmis)

    6-Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Maryan Aweys ( Jareerweyne)

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.