Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Ma dhabaa in Dawlada Imaaraadka Carabta wado qorshe ay aqoonsi ual raadinayso Somaliland
    Somalia

    Video:-Ma dhabaa in Dawlada Imaaraadka Carabta wado qorshe ay aqoonsi ual raadinayso Somaliland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 14, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhawaan ayay ahayd markii Somaliland ay heshiis saldhig Milatari looga siinayo Dekeda Berbera  dawlada Imaaraadka Carabta ay la gashay,heshiiskaas oo xasaasiyad xoog leh  ka dhex dhaliyay Dawlada Somaliya iyo Dawlada Imaaraadka Carabta ,sidoo kale kala qaybsanaan iyo muran xoog leh ayuu ka dhex dhaliyay gudaha Shacabka Somaliland.

    Dhanka kale waxaa jira heshiis Dekeda Berbera loogu wareejinayo  maamulkeeda shirkad laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta.

    Hadaba labadaas heshiis ayaa shaki weyn  galiyay shacabka Somaliyed iyo dawlada Fadaraalka,sidoo kale doorka Imaaraadka ee arimaha Somaliya calaamad su’aal saaray,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/eH4qO-6S30c

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.