Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xoghayaha Arimaha Dibada Britain oo soo gaaray Muqdisho
    Somalia

    Xoghayaha Arimaha Dibada Britain oo soo gaaray Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 15, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xoghayaha arrimaha dibedda Britain Boris Johnson ayaa maanta socdaal aan horey loo shaacin ku tagay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

    Johnson ayaa waxa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhoweeyey mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxaana uu kadib halkaas kula kulmay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

    Madaxweyne Farmaajo iyo xoghayaha arrimaha dibedda ayaa ka hadlay arrimo ay mid yihiin gargaarka loo fidinayo dadka abaaraha ay saameeyeen ee Soomaaliya iyo xoojinta xiriirka labada dal.

    Xafiiska arrimaha dibedda Britain, weli war rasmi ah kama soo saarin booqashada Johnson ee Muqdisho.

    Britain ayaa gargaar u codsaneysa abaaraha ka jira Soomaaliya. Arbacadii ayaa Britain waxa ay sheegtay inay bixin doonta lacag la mid ah shanta milyan ee gini ee ugu horreysa ee shacabka Soomaaliyeed ay ku deeqaan abaaraha Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.