Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Ciidamada Badda Puntland oo burburiyay Dooni sahay usiday Burcad badeedii Markabka afduubatay
    Somalia

    Dhagayso:-Ciidamada Badda Puntland oo burburiyay Dooni sahay usiday Burcad badeedii Markabka afduubatay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 16, 2017Updated:March 16, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada badda ee Puntland iyo burcad-badeedda markabka afduub ahaanta ugu haysata xeebaha Berderbayla ayaa maanta waxaa dhex-maray is-rasaaseyn.

    Iska horimaadka ayaa yimid kadib markii ciidamada Puntland ay weerareen dooni yar oo sahay u siday burcad-badeedda markabka haysata, sida ay wararka sheegayaan.

    Illaa iyo hadda lama sheegin wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay isku dhacan,hoos ka dhagayso codka Faadumo Yaasiin Jaamac.

     

     

    Halkan ka dhagayso codka Faadumo Yaasiin Jaamac

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/03/fadumo.mp3

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.