Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Farmaajo oo amar ku bixiyay in aan wax lacag ah laga saari karin Bankiga Dhexe
    Somalia

    Madaxweyne Farmaajo oo amar ku bixiyay in aan wax lacag ah laga saari karin Bankiga Dhexe

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 12, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi ayaa soo saaray amar culus oo ku saabsan kharashaadka dowladda Soomaaliya.

    Amarkan ayaa si toos ah uu socda Wasaaradda Maaliyadda iyo madaxda Bankiga dhexe ee Soomaaliya isagoo ku saabsan lacagaha kharashaadka dowladda Soomaaliya ee laga bixiyo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa Bankiga Dhexe ku amray inaan wax lacag ah laga bixin karin ilaa amar dambe, iyadoo amarkan uu bilaabanayo maanta oo ay bishu tahay 12 Febraayo 2017. Waxaana amarkan uu yimid iyadoo uu hore u jiray amar noocan oo kale ah oo uu soo saaray Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) xiligii ugu danbeeyay ee Doorashada.

    Ujeedada amarka madaxweynaha Farmaajo ee lagu joojin in Bankiga Dhexe laga bixiyo wax lacag ah ayaa la sheegay in looga hortegayo musuqmaasuq ka dhaca kharashaadka dowladda xilliga kala guurka ah.

    Arrintan ayaa saameyn ku yeelan doonto lacagaha ku xarooda Bankiga Dhexe ee ilaha dowlada ka yimaada, waxaana la ogyahay in lacago badan aanay Bankiga ku jirin xilligan

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    July 30, 2026

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    July 28, 2026
    Latest Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.