Guddiga Aqalka Sare oo maanta soo saaray Baaqoodii labaad ee xalinta khilaafka ka dhex taagan Golaha Shacabka ayaa shaaca ka qaaday in ay lama huraan tahay in la qabto codeynta mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/6e_palPuxX8