Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Daawo qarax xoog leh Oo ka dhacay magaalada Muqdisho
    Somalia

    Video:-Daawo qarax xoog leh Oo ka dhacay magaalada Muqdisho

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 25, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qarax ayaa hada waxa uu ka dhacay isgoyska Saydka meel ay ciidamadu ku baaaraan Gawaarida,waxana jira qasaaro ka dhashay Qaraxa inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin.

    Qaraxa ayaa ahaa mid xoogan oo laga maqlay dhawaqiisa qeybo ka mid ah Magaladda Muqdisho waxanaa haatan socda Gurmad loo fidanayo dadka ay wax yeeladda ka soo gaartay Qaraxa.

    Gawaarida gurmadka Deg dega ah ayaa haatan ka jawaab celinaya sidii wax loogu qaban lahaa dadka waxyeeladu ay soo gaartay.

    inta la xaqiijiyay 2 qof ayaa ku geeriyootay oo mid ka mid ah uu yahay Askari halka tiro intaa ka badana ay ku dhaawacmeen Qaraxa oo ahaa Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay sida la sheegay,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/MpH-IyIE-eo

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.