Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Xildhibaano ka digay in dib loosoo celiyo Mooshinkii Jawaari
    Somalia

    Video:-Xildhibaano ka digay in dib loosoo celiyo Mooshinkii Jawaari

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 2, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada taageersan guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay ugaga digeen in kulan aan loo dhamayn la qabto maalinta Arbacada ah ee soo socota,waxayna baaq u direen Madaxweyne Farmaajo.

    Xildhibaanadan ayaa waxa ay ku eedeeyeen raโ€™iisal wasaare Kheyre iyo guddoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka CabdiWeli Ibraahim Muudey in ay qas ka wadaan dalka waxayna ugu baaqeen Madaxweynaha inuu wax ka qabto.

    โ€œHaddii la isku dayo in shir lagu bedelayo kii sabtidii lagu qabto Muqdisho Arbacada waxay dhalin doontaa xiisad ka weyn tii Sabtidii dhacday.โ€ayaa lagu yiri shir jaraaโ€™id ee ay qabteen xildhibaanada taageersan Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.