Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Farmaajo iyo wafti Uu hogaaminayo Oo saacadaha soo socda U anba baxaya Sacuudiga
    Somalia

    Madaxweyne Farmaajo iyo wafti Uu hogaaminayo Oo saacadaha soo socda U anba baxaya Sacuudiga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 13, 2018Updated:April 13, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Waxaa maanta ka duulaya Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo isagoona ku sii jeeda dalka Sacuudiga ย areebiya si halkaasi uu uga qeyb galo Shirka 29aad ee ururka Jaamacada Carabta.

    Shirkan oo lagu qabanayo magaalada Riyaadh ee Boqortooyada Sucudi Carabiya ayaa xubnaha kala qeyb galaya Madaxweynaha Waxaa kamid ah Wasiirka arimaha dibeda Somaliya Axmed Ciise Cawad, kaasii oo goor hore sii gaaray magaalada Riyaad ee boqorotooyada Sacuudiga isagoona kasii qeyb galay shirkii loogu gogol xaarayay midka Hogaamiyayaasha Carabta oo uu madaxweyne Farmaajo ka qeyb galayo.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa la rajeynayaa inuu kulamo la qaato qaar Kamid ah Madaxda Dalalka xubnaha ka ah ururka Jaamacada Carabta ee Shirka Joogta Wuxuuna kala hadli doonaa xiriirka kala dhaxeeya soomaliya iyo sidii loo adkeyn lahaa.

    Wararka qaar ayaa sheegaya in dowladda sacuudiga ay bilaabeyso dadaalo ku aadan sidii ay isugu keeni leheyd Madaxda Somaliya iyo Imaaraatka Carabta oo markan xiriirkooda lagu tilmaamay inuu marayo halkii ugu xumeyd.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.