Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump Oo ka casuumay aqalka-cad ku casuumay Madaxweyne Putin
    Somalia

    Trump Oo ka casuumay aqalka-cad ku casuumay Madaxweyne Putin

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 20, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov ayaa sheegay in madaxweyne Vladimir Putin uu doonayo inuu aqbalo casuumaad uu u fidiyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump si ay ugu kulmaan Washington.
     
    Wareysi uu siiyay wakaaladda wararka Ruushka ee RIA Novosti, ayuu Lavrov ku sheegay in Putin uu diyaar u yahay kulankaasi.
     
    Lavrov wuxuu sheegay in dhowr jeer oo ay khadka telefoonka ku wada hadleen labada madaxweyne, uu Trump soo celceliyay mowduuca casuumadda, sidoo kalana sheegay inuu aad ugu farxi lahaa booqasho uu ku tago Ruushka.
     
    Labadan madaxeyne ayaa ku heshiiyay shir ay suurtagal tahay in ay ku yeeshaan magaalada Washington ee dalka Mareykanka.
     
    Trump ayaa wacay Putin, 20-ki bishi March ee sanadkaan, markaas oo uu ugu hambalyeeyay doorashadi madaxtinimo eek a dhacday Ruushka ee uu Putin ku guuleystay.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    June 21, 2025

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    June 21, 2025

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    June 21, 2025
    Latest Posts

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Fadhiga kalfadhiga 56-Aad Baarlamaanka PL Ee Maanta

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.