Magaalada Muqdisho, waxaa maanta ka dhacay kullan looga hadlayay amaanka guud ee Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Raโisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.
Shirkan ayaa Diiradda lagu saarayย amniga Dalka iyo u diyaar garoowga shirka Tobaadka soo socda ka qabsoomi doono Magalaada Brussels ee Dalka ย Belgium-ka, kaasoo looga hadli doono wakhtiga kala guurka oo ah xilliga la filayo inay Dalka ka baxaan Ciidamada AMISOM iyo sidii ay Ciidamada Soomaaliya ula wareegi lahaayeen amniga Dalka.
Kulankan,ayaa u dhexeeya Beesha caalamka, wakiillo matalaya hayโadaha caalamiga ah iyo Somaliya,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
