Rabi ha u naxriisto janadiina haka waraabiyo samir iyo iimaan hanaga wada siiyo suldaan Maxamuud Geele Cumar oo saakay ku geeriyooday Copenhagen.
Β
Suldaan Maxamuud oo ka mid ahaa Isimada Puntæland iyo Jubaland ayaa maalmihii udanbeeyay ku xanuunsanaa Dalka Danmark.
Β
Suldaanka ayaa maalinak beri ah lagu aasayaa Magaalada Copenhegen ee caasimada Wadanka Danmark.
Β
Bahdi idilNews waxay Tacsi udirayaan guud ahaan Umada Somaliyed oo uu Suldaanka ka baxay,gaar ahaan qoyskii iyo eheladii oo ugu horeeyo Cabdinuur Maxamuud Geelle.
