Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweynihii hore ee Puntland Jeneral Cadde Muuse oo Geeriyooday
    Somalia

    Video:-Madaxweynihii hore ee Puntland Jeneral Cadde Muuse oo Geeriyooday

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 9, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Rabbi ha u naxariistee waxaa maanta ku geeriyoodey Isbitaal ku yaala dalka Isutagga Imaaraadka Carabta Madaxweynihii hre ee Puntland Gen. Maxamuud Muuse Xirsi Boqor, oo loo yaqaanay Jen. Cadde Muse.

    Jen.Cadde ayaa muddooyinkii danbe ku xanuunsanaa dalka Imaaraadka Carabta waxaana uu geeriyoodey maanta oo taariikhdu tahay 8da Feberaayo.

    Marxuumka ayaa ifka uga tegey afar caruur ah oo kala ah laba wiil iyo laba gabdhood iyo hal xaas.

    Bahda idilnews  oo dhan waxay tacsi tiiraanyo leh ka dirayaan Geerida marxuum Jeneral Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde),hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.