Puntland ayaa maanta siidaayay 17; Maxaabiis ah oo u dhashay Dalka Iraan kuwaas oo horay looga qabtay Xeebaha Puntland.
ย
Maxaabistan waxaa lagu eedeeyay in ay kalluumeysi sharci darro ah ka wadeen Xeebaha Maamulka Puntland,waxaana maanta ay dib u heleen xorriyaddoodii.
ย
Waxaa lagu eedeeyay in ay Xeebaha Puntland ka sameynayeen kalluumeysi sharco darro ah,waxaan gacanta ku dhigay ilaalada xeebaha Puntland.
ย
Wasaaradaah kalluumeysiga iyo Maaliyadda ee Puntland ayaa maxaabiista Reer Iraan maanta fasaxay kaddib markii la ganaaxay islamarkaana waqti la hayay.ยด,hoos ak daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/M2qD1KTtlZk
