Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madasha Uu ka qabsoomayo shirka Baydhabo Oo la diyaariyay iyo madaxdii Oo kusoo wajahan saacadaha soo socda
    Somalia

    Madasha Uu ka qabsoomayo shirka Baydhabo Oo la diyaariyay iyo madaxdii Oo kusoo wajahan saacadaha soo socda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 13, 2018Updated:May 13, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Magaalada Baydhabo ayaa laga dareemaya soo dhaweynta iyo qabanqaabadii ugu dambeysay ee Shirka Madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka.
     
    Ammaanka Magaalada ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaana goobta shirku uu ka dhacayo ku sugan ciidamo loo diyaariyay suggida Amniga.
     
    Madaxweynaha Koonfur-Galbeed ayaa booqday goobta Shirka lagu qabanayo.
     
    Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in ay gaaraan Baydhabo madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka Somaliya.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    June 22, 2025

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    June 22, 2025

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    June 21, 2025
    Latest Posts

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Fadhiga kalfadhiga 56-Aad Baarlamaanka PL Ee Maanta

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.