Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweyne Gaas oo u anba baxay Baydhabo
    Somalia

    Video:-Madaxweyne Gaas oo u anba baxay Baydhabo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 13, 2018No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayey ayaa maanta 13 May 2018 waxaa uu safar shaqo ugu amba-baxay magaalada Baydhabo xarunta maamul goboleedka Koonfur Galbeed, isagoo ka qayb geli doona shirka Dowladaha xubnha ka ah Dowlada Fedraalka Soomaaliya ee ka dhici doona magaaladaasi .

    Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa waxaa safarka ku wehelinaya masuuliyiin ka tirsan golayaasha Dawlada Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dawladda Puntland.

    Madaxweynaha oo ka hori ntaanu ka dhoofin garoonka diyaaradaha ee conoco warbaahinta la hadlay ayaa tilmaamay in isaga iyo wafdigiisu ay Baydhabo u tegayaan ka qayb galka shirar muhiim ah oo ay wada qaadan doonaan Madasha Wada Tashiga Qaran ee Soomaliya.

    โ€œWaxaan maanta u safraynaa aniga iyo wafdiga ila socda caasimada kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ee Baydhabo, waxaana ka qayb gelaynaa shirkii ay iskugu imaanayaan madadaxda Maamulada Xubnah ka aha Dowaladaa Fedetraalka Soomaaliya, waa shirkii labaad wuxuu daba socdaa kii lagu qabtay sanadkii lasoo dhaafay October magaalada Kismaayo, shirkaan oo diirada lagu saarayo arrimo badan oo xoojionaya dumuqraadiyada iyo Federaalisimka, sidoo kalena lagawda hadlayo arrimo muhiim u ah hore usocdka iyo geedi socodka nabada Soomaaliyeed, ama ha noqdo qaybsiga awoodaha, ama qaybsiga khayraadka, ama hanoqoto waxyaabo badan oo hor yaala oo loo baahan yahay in laga gudbo, si Soomaaliya u hesho Dowladnimo taabagasha, Insha Allaah shirkaas baan aadeynaa,ย wadanku waa nabad asagoo nabadana inaa kusoo laabto baan rajeenโ€ย Ayuu yiri Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

    Ugu danbayn Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in la taabogeliyo arrimaha geedi socodka nabada, isagoo tilmaamay in uu rajaynayo is hore loogu gudbo is beddel siyaasadeed oo Soomaaliya ka hir gala waqtiyada dhow ee inagu soo aadan.

     

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.