Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kulankii Trump iyo Kim Jong Un oo uu shaki soo galay
    Somalia

    Kulankii Trump iyo Kim Jong Un oo uu shaki soo galay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 16, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hanjabaadda deg degga ah ee Korea-da Waqooyi ay ku sheegtay inay ka baxeyso wada-hadallo la qorsheeyey inay Mareykanka la yeelato, ayaa shaki geliyey suurto-galnimada heshiis hubka Nuclear-ka looga dhigayo dalkaas.

    Hoggaamiyaha Korea-da Waqooyi, Kim Jong Un ayaa ogolaaday inuu madaxweyne Trump kula kulmay dalk Singapore, 12-ka June.

    Kulankaas ayaa qorshuhu yahay in looga hadlo heshiis lagu soo afjarayo barnaamijka Nuclear-ka Korea-da Waqooyi, ayada oo loo beddelanayo dammaanad qaad amni iyo in laga qaado cunaqabateynta caalamiga ah.

    Hase yeeshee, Arbacadii ayaa ku xigeenka wasiirka arrimaha dibedda Korea-da Waqooyi Kim Kye Kwan waxa uu soo saaray warsaxaafadeed uu ku cambaareeyey โ€œHadallada aan laga fiirsanโ€ ee la-taliyaha amniga qaranka Mareykanka John Bolton, uu ku dalbaday in Pyongyang ay gebi ahaanba burbursio barnaamijkeeda Nuclear-ka.

    Korea-da Waqooyi ayaa hadalladaas dartood iyo leyli milatari oo ay sameeyeen Mareykanka iyo Korea-da Koonfureed ku hanjabtay inay hakineyso wada-hadallada.

     

     

    Xigasho VOA.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.