Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland oo markale dil ku xukuntay Dhalinyaro Alshabaab ah
    Somalia

    Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland oo markale dil ku xukuntay Dhalinyaro Alshabaab ah

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 23, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamada sare ee ciidamada dowlad gobolleedka Puntland ayaa mar kale maanta dhalinyaro ku eedeysan in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab shan ka mid ah ku riday xukun dil ah, labo kalana lagu xukumay xabsi daa’in.

    Dhalinyarradan dilka lagu xukumay ayaa ku eedeysnaa in ay dilal kala duwan ka geysteen magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

    Horay ayeey maxkamad ciidamada todobadan dhalinyarrada ah dhamaantood ugu riday xukun dil, hasse ahaatee racfaan kaddib ayeey maanta mar kale maxkamada sare ee ciidamada go’aan ka gaartay kiiska dhalinyarrada oo shan ka mid ah lagu riday xukun dil ah, halka labo kalana lagu xukumay xabsi daa’in.

    Ugu danbeyntii, Ma’aha markii ugu horeysay oo siddan oo kale maxkamada ciidamada Puntland dhaliyaro ku eedeysan Al-shabaab ugu rido xukun dil ah, kuwaa oo qaarkood lagu fuliyay dil toogasho ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Galmudug:-Kulan Amniga looga xaajoonayo oo ka dhacay Dhuusamareeb

    August 11, 2025

    Garaacis xoog badan oo ku socota Godadka argagixisada Calmiskaad

    August 10, 2025

    Xasan Shiikh oo xaalku ku adag yahay !!

    August 10, 2025
    Latest Posts

    Galmudug:-Kulan Amniga looga xaajoonayo oo ka dhacay Dhuusamareeb

    Garaacis xoog badan oo ku socota Godadka argagixisada Calmiskaad

    Xasan Shiikh oo xaalku ku adag yahay !!

    Faallo:-Ma loo baahnaa soo noqoshada Siyaasadii Laba Wajiilaynta Maraykanka?

    Cali Xoosh oo si dhuumasha ah uga baxay Laascaanood

    Muhiimada dhismaha Wadada Bosaso- Dhadaar

    Mw Deni oo Dhagaxdhigay Wadada Bosaso-Dhaadaar

    Faahfaahinta Deegaamada ay Ciidamada PL Gacanmarinayaan

    Ciidamada PL oo ku dhaqaaqay Gacan marinta Godadka argagixisadu ku gubato

    Waa kuma Sarkaalka noqday Talyaha Africom?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.