Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO:-Madaxweynaha Khaatumo oo soo gaaray Garowe shir jaraa’id na qabtay
    Somalia

    VIDEO:-Madaxweynaha Khaatumo oo soo gaaray Garowe shir jaraa’id na qabtay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 22, 2018No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cabdalle Maxamed Haybe (Caga-lule) Madaxweynaha maamulka Khaatumo oo soo gaaray caasimada Puntland ee Garowe,ayaa si adag uga hadlay dagaalka Tukaraq iyo gardarada maamulka Jeegaanta.

    Madaxweyne Cagalule ayaa si gaar ah u tilmaamay Cali Khaliif Galayr hogaamiyihii ugalay maamulka Jeegaanta ee mar ahaan jiray Madaxweynaha Khaatumo,siagoo ka hadlaya cali Kahliif iyo xaalkiisana waxuu yiri.

    ”Prof,Cali Khaliif Galaydh ayuu sheegay inuu ka mid ahaa Madaxdii dowladihii Soomaaliya xilalka kazoo qabtay,balse uu manta ku qanacsanyahay in lakala qaybiyo Ummada Soomaaliyeed ayna taariikhdu qoraysoย โ€œwaxaan ka xumahay in nin aqoonyahan ah oo qarankii Soomaaliya kazoo shaqeeyey uu aqbalo kala qaybinta bulshada,waxaan arkayey Profkii oo qoorta loo suray maro yar oo daliigo leh oo lagu sheegay Calan,Taariikhda qoraysa โ€œ.

    Cagalule ayaa Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ugu baaqayย  in ay qaadato doorkii looga baahnaa ee ilaalinta midnimada iyo jiritaanka Qaranimada Soomaaliyeed.

    Puntland ayuu ku amaanay doorka shariifka ah ee ay ka qaadatay ilaalinta midnimada iyo taageerida shacabka dulman ee Sool.

    Waxaa lafilayaa in hawlgalka dib u xoraynta Sool kadib uu wada xaajood rasmi ah u bilowdo Puntland iyo Khaatumo,kaasoo lagu soo afjari doono kala fikir duwanaanshaha,iyadoo hada ay muuqato in ay isku meel uga soo wada jeedaan la dagaalanka maamulka Jeegaanta,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

     

     

     

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.