Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump oo joojiyey kulankii Kim Jong Un
    Somalia

    Trump oo joojiyey kulankii Kim Jong Un

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 25, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa joojiyey kulan la qorsheeyey inuu 12-ka bisha June dalka Singapore kula yeesho madaxweynaha Korea-da Waqooyi Kim Jong Un.

    โ€œAad ayaan u danaynayey inaan halkaas kula tago, hase yeeshee nasiib darro marka la eego carada iyo caadaawadda muuqata ee ka muuqday qoraalkiinii ugu dambeeyey, waxaan dareemayaa inaysan habbooneyn inaan waqtigan kula yeesho kulanka la qorsheeyeyโ€ ayuu Trump ku yiri warqad uu u qoray Kim Jong Un.

    Aqalka Cad ayaa sheegay in dhibaatadii ugu dambeysay ay ahayd markii madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence lagu aflagaadeeyey qoraal kasoo baxay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda Korea-d Waqooyi Choe Son Hui.

    Trump ayaa warqaddiisa ku cayimay awoodda Nuclear ee Mareykanka oo yiri โ€œWaa mid weyn oo awood badan, oo aan baryayo inaanay marnaba qasab aysan noqon in la isticmaalo.โ€

    Aqalka Cad ayaa sheegay in weli uu furan yahay albaab gadaalle, haddii Korea-da Waqooyi ay rajeyneyso inay kasoo gasho, balse ay qasab tahay inay beddelaan hadalladooda, ugu yaraan.

     

     

    Xigasho VOA.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.