Shacabka Gobolka Sanaag ayaa taageeray hawlaglka dib uxoraynta Gobolka Sool ee ay ku dhaqaaqeen Ciidamada difaaca Puntland.
Kulan balaaran oo lagu qabtay xarunta Wasaarada Haweenka Puntland ee magaalada Badhan ayay shacabka qaybahiisa kala duwan ku muujiyeen taaageerada ay la garab taagan yihiin Ciidamada difaaca Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka