Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Puntland oo ka digtay beegsiga Ardaydeeda iyo Qurbajoogteeda gudaha Somaliland
    Somalia

    Video:-Puntland oo ka digtay beegsiga Ardaydeeda iyo Qurbajoogteeda gudaha Somaliland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 9, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Puntland ayaa maanta ka hadashay xaaladda in ka badan 900 oo arday reer Puntland ah oo wax ka barta jaamacado kuyaal magaalooyinka, Sheekh, Hargaysa iyo Boorama, kadib markii maamulka Hargaysa uu ugu hanjabay in la u gaarsan doono.

    Afhayeenka madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel oo warbaahinta kula hadlayey magaalada Garoowe ayaa waxa uu sheegay in haddii xaaladdu ay sidaasi ku sii socoto aysan ka baaqsan doonin inay ardaydu deegaamadooda ku soo laabtaan.

    Quraan Jecelย ayaa ardayda ugu baaqay inay Puntland ku soo laabtaan haddii caqabado dhanka ammaankooda ah ay soo wajahaan, inkastoo bulshada kunool magaalada Boorame, maamulka jaamacadda iyo waxgaradka gobolkuba ay sheegeen in hadalka Masuuliyiinta Soomaaliland dartiis aan waxba ardayda lagu yeeli doonin,hoo ska daawo muuqaalka.

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/fh1-SLvIVww

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.