Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Ra’isalwasaaraha Itoobiya oo soo gaaray Muqdisho
    Somalia

    Video:-Ra’isalwasaaraha Itoobiya oo soo gaaray Muqdisho

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 16, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safarka Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa ah booqasho rasmi oo hal maalin ah, waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhoweeyay Madaxweyne Farmaajo, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Duqa Muqdisho, Diblomaasiyiin, Kooxda Hidaha iyo Dhaqanka.

    Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Itoobiya, waxaana loo garaacay astaanta Calanka Itoobiya, iyadoo labada Calan ee dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya la suray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo waddooyinka faras magaalaha.

    Wafdiga Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa loo galbiyay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, halkaasoo wada hadalo labo geesood ah uu ka dhici doono, iyadoo lagu wado in heshiisyo ay kala saxiixdaan labada dowladood.

    Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa tan iyo markii uu xafiiska la wareegay waxaa uu wax ka bedel ku sameeyay hanaanka siyaasadeed ee dalkiisa iyo gobolka, isagoo booqasho ku tagay dalalka deriska iyo dalalka dibadda ee Itoobiya ay danaha wadaagaan.

    Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoo la xiray waddooyinka qaar, waxaana dhinac walba taagan ciidamo ka tirsan dowladda iyo kuwa AMISOM oo ka qeyb qaadanaya sugida ammaanka.

     

     

     

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/VaGLQTkiJFE

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.