Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Erdogan oo markale ku guulaystay Madaxtinimada daka Turkiga
    Somalia

    Video:-Erdogan oo markale ku guulaystay Madaxtinimada daka Turkiga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 25, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleystay xilka madaxtinnimo ee dalkiisa doorasho cusub oo waqtigeeda laga soo hormariyay, taas oo madaxtooyada siineysa awood dheeraad ah.

    Warbaahinta Turkig aayaa ku warantay in Erdogan uu ku guuleystay doorashada boqolkiiba 53 codadkii la dhiibtay Axaddii.

    Muharrem Ince oo ah hoggaamiyaha isbaheysiga mucaaradka ah ee Xisbiga Dadweynaha ee Jmahuuriga, ayaa kaalinta labaad galay, isagoo heley codadka boqolkiiba 31.

    Afti laga sameeyay dalkaasi sanadkii 2017, ayaa isbaddalo loogu sameeyay nidaamka siyaasadeed ee waddankaasi, waxana meesha laga saaray xafiiskii ra’iisual wasaaraha, madaxweynaha ayaa awood loo siiyay in uu kala diri karo baarlamaanka, wasiirada magacaaban iyo qaaddiyayaasha,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.