Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Duqa Muqdisho oo baabi’iyay heshiisyadii lagu bixiyay Jardiinooyinka
    Somalia

    Video:-Duqa Muqdisho oo baabi’iyay heshiisyadii lagu bixiyay Jardiinooyinka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 3, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa la nasakhay dhammaan heshiisyadii lagu bixiyay dhulka Jardiinooyinka ee magaalada Muqdisho, sida uu shaaciyay Duqa magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo ku magac dheer Injineer Yariisow.

    Dhulka jardiinooyinka ayaa ah dhul ay dawladdu u qoondaysay in ay magaaladu ku kala neefsato, shacabkuna ku nastaan oo indhaha u roon.

    Dhulkaas ayaa ku kala yaala isgoysyo badan, balse maamulladii xukuumadda hadda jirta ka horreeyay ayaa shaqsiyaad ku wareejiyay.

    Dhulkaas ayaa laga dhigtay, kaalimo shidaal, makhaayado iyo dhismeyaal.

    Duqa Muqdisho ayaase hadda u qabtay muddo 30 maalmood ah si ay hantidooda uga daldashaan maadaama oo la joogo wakhti aad logu baahan yahay in bilicda magaalada la soo celiyo.

    Yariisoow ayaa Twitterkiisa muuqaalkan soo dhigay hoos ak daawo muuqaalkiisa.

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Ganacsatada Jardiinooyinka Muqdisho oo heshiisyadii laga baab’iyey loona qabtay 30 cisho inay ku baneeyaan si dib loogu celiyo danta guud pic.twitter.com/ffI2I0ZZ8x

    — Abdirahman O. Osman (@engyarisow) July 3, 2018

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    June 22, 2025

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    June 22, 2025

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    June 22, 2025
    Latest Posts

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.