Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dad laga tarxiilay Maraykanka oo dib loogu celiyay
    Somalia

    Dad laga tarxiilay Maraykanka oo dib loogu celiyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 10, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Labadan qof ayaa waxaa matalayay hay’adda ACLU ee xuquuqda aadanaha u dooda, kuwaas oo sheegay in labadan dumar ah ay kasoo carareen xaalado adag oo xadgudubyo galmo ah oo ay ku wajahayeen dalkii ay ka yimaadeen.
     
    Garsooraha ayaa waxa uu sheegay in ay tahay wax aanan la aqbali karin in la tarxiilay iyada oo uu racfaankooda socdo.
     
    Xaakimka ayaa sidoo kale sheegay in xeer illaaliyaha guud Jeff Sessions loo qabsan karo dacwad la xiriirta amar diido go’aan maxkamadeed.
     
    Jess ayaa bishii June wax ka badalay sharciga soogalootiga Maraykanka, waxaana qodobada uu wax ka badalay ka mid ah in dadka dhibbanayaasha u ah xadgudubyada galmada aysan u qalmin in la siiyo magangalyo.
     
    Reerkan go’aanka laga gaaray ayaa loo tarxiilay dalka El Salvador ka hor intii aanan dacwadooda magangalyo doonimada la dhamaystirin.
     
    Sargaal ka tirsan wasaaradda amniga gudaha ayaa wakaaladda wararka Reuters u sheegay in ay tixgalinayaan amarka maxkamadda, soona celinayaan qoyskii la tarxiilay
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka iyo Ingiriiska oo kaga hor yimid dhismaha New JL

    August 27, 2025

    Wefti sare oo Qaramada Midoobey ka socda oo gaaray Bosaso

    August 26, 2025

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    August 26, 2025
    Latest Posts

    Maraykanka iyo Ingiriiska oo kaga hor yimid dhismaha New JL

    Wefti sare oo Qaramada Midoobey ka socda oo gaaray Bosaso

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    Akhriso:-Tobanka Arday Ee ugu sareeya Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Puntland

    Faallo:-Loolanka,gaadmada iyo hardanka Siyaasada Somalida

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad

    Message from the Puntland Defence Forces Headquarters

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Baallade Ee Calmiskaad

    Puntland oo Ciidamo cusub gelisay hawlgalka Calmiskaad

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.