Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaad ka og tahay kooxaha isku haya villa Somaliya dagaal koodu meesha uu marayo?
    Somalia

    Maxaad ka og tahay kooxaha isku haya villa Somaliya dagaal koodu meesha uu marayo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 24, 2018No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Farmaajo mudane CabdiSaciid Muse Cali oo Saxiib tinimo weyn la leh dawlada Imaaraadka wuxuuna sidoo kale  saxiib  wanaagsen la’ahaa  Fahad yasiin .

    Wax Qarsoon maaha in uu jiro dagaal Qabow oo wasaarada arimaha dibada ee Dawlada Faderalka iyo Vila Soomaaliya in masuuliyiinta joogta loo qeyb samay koox imaaraad ah iyo koox Qatar ah.

    Dagaalka ka dhaxeeya vila somalia iyo imaaraadka sidee dhex dhexaad uga noqon karaa,  Raga ku dul wareegsen Madaxweyne Farmaajo  sidoo kale labadaa kooxood  mashruuc qarsoon ayey wadaan .

    Dagaalkii hada banaanka ayuu yimid. Waxaa su’aalo la iska waydiinaya sheekada mudane fahad yasiin oo banaanka la keenay markii la sheegay inuu heesto Passport-ka dalka Kenya!

    CabdiSaciid Muse Cali oo ah La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Farmaajo wuxuu saaxiib dhaw la’yahay safiirka Soomaaliya u fadhiya Imaaradka Carabta.

    Hada qodobadan hoose waxaan ku cadeynayaa sida wax u jiraan ee dhabta ah.

    1: Waxaa iska cad in dawlada imaaraadka oo dhaqaala weyn ku bixisay in la soo ban dhigo Taariikh nololeedka Mudane Fahad Yasiin oo fadeexad dhex fadhiya.

    2: Taladan noocan ah maaha caqli nin carbeed? In arinka la sameeyo yaa ku taliyey.

    3: Wadadee loo maray in xogtaan noocan ah waqti yar lagu helo.

    4: Sameeyn  intee la eg ayey ku yeelan kartaa mudane fahad yasiin oo Nairobi u ahayd xarun uu ka hogaamiyo borobagaan dadiisa siyaasadeed. hadana cabsi laga liyey nolashiisa u gaar ka ah  ahayd.

    4: Dawlada kenya sidee arinka u aragtaa sharci ahaan iyo amni ahaan

    Waxaan Falanqeyn tayda  ku soo koobayaa siyaasada ama xilka siyaasigu Qabto  waa arin adag oo wax kasta kuga qasbeysa inaad sameyso ama lagugu  sameeyo in la is fadeexeeyaa waa qeyb ka mida Tar tanka siyaasada ee waqtiga casriga ah.

    Waxaa qoray: Danjire Maxamed Maxamuud Caalim, waa Fallanqeeye arrimaha Soomaaliya, Diblumaasi hore iyo Aqoonyahan Soomaaliyeed oo deggan wadanka Finland.

     

    Tel: +358458712195


    Email: caalim68@hotmail.com

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Weftigii Sudan oo niyad jab kala laabtay Muqdisho

    August 27, 2025

    Ciidamada PL oo helay Kaydkii Hubka iyo Rasaasta Baallade Ee Daacish

    August 27, 2025

    US Military Assists Puntland in Ongoing Fight Against ISIS

    August 27, 2025
    Latest Posts

    Weftigii Sudan oo niyad jab kala laabtay Muqdisho

    Ciidamada PL oo helay Kaydkii Hubka iyo Rasaasta Baallade Ee Daacish

    US Military Assists Puntland in Ongoing Fight Against ISIS

    Maraykanka iyo Ingiriiska oo kaga hor yimid dhismaha New JL

    Wefti sare oo Qaramada Midoobey ka socda oo gaaray Bosaso

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    Akhriso:-Tobanka Arday Ee ugu sareeya Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Puntland

    Faallo:-Loolanka,gaadmada iyo hardanka Siyaasada Somalida

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.