Xildhibaano katirsan barlamaanka Puntland oo warfidiyeenka kula hadlay xarunta golaha shacabka Puntland ee Garoowe ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka Sool.hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/Ichn8gV0R1A