Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Laami saaridii Wadada Gaalkacyo iyo Garowe isku xirta oo si rasmi ah ubilaabatay
    Somalia

    Laami saaridii Wadada Gaalkacyo iyo Garowe isku xirta oo si rasmi ah ubilaabatay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 10, 2018Updated:September 10, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkadda Isxilqaan ayaa maanta bilowday in ey Laami saarto qaybo ka mid ah Laamiga Gaalkacyo iyo Garoowe, xilli dhawaan hay’ada GIZΒ  iyo dowlada Jarmalku ay shaaciyeen in ay joojiyeen mashruucii dhismaha wadadaas.

    Gudoomiyaha Isxilqaan, Nabad doon Khaliif Aw Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa yiri,β€œJarmalku 10% wax ka yar bay bixiyeen, haddana loo dhutin mayo, jidkana waa la dhisayaa oo dad iyo dowlad buu leeyahay”.

    Dhismaha Wadadan oo markii horeba qorshuhu ahaa in dib loo dayactiro 80-km oo ka mid ah Wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Garowe,ayaa waxaa hada ku biwloday saaridii laamiga 40-km oo ka mid ah 80-kaas.

    Talaabadan ayaa ah mid ay ku farxeens hacabka Puntland oo markii hore ka niyad jabay warbxintii ay soo saartay hayada GIZ iyo safaarada Jarmalka ee Nairobi.

    Halkan ka daawo sawirada:-

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    π€π£πšπ§ππšπ‘πš 𝐊𝐚π₯𝐟𝐚𝐝𝐑𝐒𝐠𝐚 πŸ“πŸ•-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ€π’π’π₯π₯𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰π₯𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐏L.

    October 27, 2025

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    October 26, 2025

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025
    Latest Posts

    π€π£πšπ§ππšπ‘πš 𝐊𝐚π₯𝐟𝐚𝐝𝐑𝐒𝐠𝐚 πŸ“πŸ•-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ€π’π’π₯π₯𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰π₯𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐏L.

    No Constitutional or Political Justification for Extending the Term of President Hassan Sheikh Mohamud and the Federal Parliament

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.